
Luukos 6:43-44 Somali Bible (SOM)43 Waayo, ma jiro geed wanaagsan oo midho xun dhalaa, welibana ma jiro geed xun oo midho wanaagsan dhalaa. 44 Maxaa yeelay, geed kasta waxaa laga garanayaa midhihiisa. Waayo, berde lagama guro qudhac, canabkana lagama guro geed qodxan leh.
Somali Bible (SOM) © 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya |