Add parallel Print Page Options

Ciise Wuxuu Ka Digay Inaan Dadka Kale La Xumayn(A)

Laakiin ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda moolkeeda lagu hafiyo. Waa u hoog dunida xumaanta aawadeed! Xumaantu waa inay timaado, laakiin waa u hoog ninka ay xumaantu ka timaado.

Read full chapter

Causing to Stumble

“If anyone causes one of these little ones—those who believe in me—to stumble, it would be better for them to have a large millstone hung around their neck and to be drowned in the depths of the sea.(A) Woe to the world because of the things that cause people to stumble! Such things must come, but woe to the person through whom they come!(B)

Read full chapter

Waajibka Iscafiga Iyo Masaalka Ku Saabsan Midiidinkii Abaaldarnaa(A)

21 Markaas Butros ayaa u yimid oo ku yidhi, Sayidow, immisa goor baan cafiyaa walaalkay hadduu igu dembaabo? Ma ilaa toddoba goor baa? 22 Ciise ayaa ku yidhi, Kugu odhan maayo, Ilaa toddoba goor, laakiin, Ilaa toddobaatan goor oo toddoba ah.

Read full chapter

The Parable of the Unmerciful Servant

21 Then Peter came to Jesus and asked, “Lord, how many times shall I forgive my brother or sister who sins against me?(A) Up to seven times?”(B)

22 Jesus answered, “I tell you, not seven times, but seventy-seven times.[a](C)

Read full chapter

Footnotes

  1. Matthew 18:22 Or seventy times seven

Ciise Wuxuu Ka Digay Inaan Dadka Kale La Xumayn(A)

42 Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.

Read full chapter

Causing to Stumble

42 “If anyone causes one of these little ones—those who believe in me—to stumble,(A) it would be better for them if a large millstone were hung around their neck and they were thrown into the sea.(B)

Read full chapter