Add parallel Print Page Options

Reer Moo'aab Oo Dambaajiyay Reer Binu Israa'iil

25 Oo reer binu Israa'iilna waxay iska degeen Shitiim, markaasay dadkii bilaabeen inay ka dhillaystaan gabdhihii reer Moo'aab, waayo, dadkii bay ugu yeedheen allabaryadii ilaahyadooda, markaasay dadkii wax cuneen, oo waxay u sujuudeen ilaahyadoodii. Oo reer binu Israa'iil waxay isku dareen Bacal Fecoor. Markaasaa Rabbiga cadhadiisii aad ugu kululaatay reer binu Israa'iil. Kolkaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Dadka madaxdiisa oo dhan soo wado oo maalin cad ku deldel Rabbiga hortiisa in cadhadii kululayd oo Rabbigu ay ka soo noqoto reer binu Israa'iil. Kolkaasaa Muuse wuxuu xaakinnadii reer binu Israa'iil ku yidhi, Idinka mid waluba ha dilo nimankiisii Bacal Fecoor isku daray. Oo bal eeg, mid reer binu Israa'iil ah ayaa walaalihiis ula yimid naag reer Midyaan ah Muuse hortiisa iyo shirkii reer binu Israa'iil oo dhan hortooda iyagoo ku ooyaya iriddii teendhadii shirka horteeda. Oo Fiinexaas ina Elecaasaar oo ahaa wadaadkii Haaruun wiilkiisii markuu taas arkay ayuu shirka dhexdiisii ka kacay oo wuxuu gacanta ku qaatay waran. Oo teendhadii ayuu uga daba galay ninkii reer binu Israa'iil, oo ninkii reer binu Israa'iil iyo naagtii labadiiba calooshuu ka wareemay. Markaasaa belaayadii laga joojiyey reer binu Israa'iil. Oo intii belaayadii u dhimatay waxay ahaayeen afar iyo labaatan kun.

10 Kolkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, 11 Waxaa cadhadaydii reer binu Israa'iil ka celiyey Fiinexaas ina Elecaasaar oo ah wiilkii wadaadka Haaruun ah, waayo, dhexdooda ayuu iiga qiirooday, oo sidaas daraaddeed anigu qiiradaydii kuma aan baabbi'in reer binu Israa'iil. 12 Haddaba sidaas daraaddeed waxaad tidhaahdaa, Bal eeg, anigu waxaan isaga la dhiganayaa axdigaygii nabadda. 13 Oo isaga iyo farcankiisa ka dambeeyaba buu u ahaan doonaa axdiga wadaadnimo weligeed ah, maxaa yeelay, Ilaahiis buu qiiro u qabay, oo reer binu Israa'iil ayuu u kafaaro guday. 14 Haddaba ninkii reer binu Israa'iil oo la dilay, oo naagtii reer Midyaan lala dilay, magiciisu wuxuu ahaa Simrii ina Saaluu oo amiir u ahaa qoladiisa reer Simecoon. 15 Oo naagtii reer Midyaan oo la dilay magaceedu wuxuu ahaa Kaasbii ina Suur, oo aabbeheed wuxuu madax u ahaa qolo ka mid ah reer Midyaan.

16 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 17 Reer Midyaan dhib oo laa iyaga, 18 waayo, waxay idinku dhibeen khiyaanadooda ay idinku khiyaaneeyeen xagga xaalkii Fecoor iyo xaalkii Kaasbii oo ahayd gabadhii amiirka reer Midyaan oo walaashood ahayd, taasoo maalintii belaayada la dilay xaalkii Fecoor aawadiis.

Moab Seduces Israel

25 While Israel was staying in Shittim,(A) the men began to indulge in sexual immorality(B) with Moabite(C) women,(D) who invited them to the sacrifices(E) to their gods.(F) The people ate the sacrificial meal and bowed down before these gods. So Israel yoked themselves to(G) the Baal of Peor.(H) And the Lord’s anger burned against them.

The Lord said to Moses, “Take all the leaders(I) of these people, kill them and expose(J) them in broad daylight before the Lord,(K) so that the Lord’s fierce anger(L) may turn away from Israel.”

So Moses said to Israel’s judges, “Each of you must put to death(M) those of your people who have yoked themselves to the Baal of Peor.”(N)

Then an Israelite man brought into the camp a Midianite(O) woman right before the eyes of Moses and the whole assembly of Israel while they were weeping(P) at the entrance to the tent of meeting. When Phinehas(Q) son of Eleazar, the son of Aaron, the priest, saw this, he left the assembly, took a spear(R) in his hand and followed the Israelite into the tent. He drove the spear into both of them, right through the Israelite man and into the woman’s stomach. Then the plague against the Israelites was stopped;(S) but those who died in the plague(T) numbered 24,000.(U)

10 The Lord said to Moses, 11 “Phinehas son of Eleazar, the son of Aaron, the priest, has turned my anger away from the Israelites.(V) Since he was as zealous for my honor(W) among them as I am, I did not put an end to them in my zeal. 12 Therefore tell him I am making my covenant of peace(X) with him. 13 He and his descendants will have a covenant of a lasting priesthood,(Y) because he was zealous(Z) for the honor(AA) of his God and made atonement(AB) for the Israelites.”(AC)

14 The name of the Israelite who was killed with the Midianite woman(AD) was Zimri son of Salu, the leader of a Simeonite family.(AE) 15 And the name of the Midianite woman who was put to death was Kozbi(AF) daughter of Zur, a tribal chief of a Midianite family.(AG)

16 The Lord said to Moses,(AH) 17 “Treat the Midianites(AI) as enemies(AJ) and kill them.(AK) 18 They treated you as enemies when they deceived you in the Peor incident(AL) involving their sister Kozbi, the daughter of a Midianite leader, the woman who was killed when the plague came as a result of that incident.”

25 And Israel abode in Shittim, and the people began to commit whoredom with the daughters of Moab.

And they called the people unto the sacrifices of their gods: and the people did eat, and bowed down to their gods.

And Israel joined himself unto Baalpeor: and the anger of the Lord was kindled against Israel.

And the Lord said unto Moses, Take all the heads of the people, and hang them up before the Lord against the sun, that the fierce anger of the Lord may be turned away from Israel.

And Moses said unto the judges of Israel, Slay ye every one his men that were joined unto Baalpeor.

And, behold, one of the children of Israel came and brought unto his brethren a Midianitish woman in the sight of Moses, and in the sight of all the congregation of the children of Israel, who were weeping before the door of the tabernacle of the congregation.

And when Phinehas, the son of Eleazar, the son of Aaron the priest, saw it, he rose up from among the congregation, and took a javelin in his hand;

And he went after the man of Israel into the tent, and thrust both of them through, the man of Israel, and the woman through her belly. So the plague was stayed from the children of Israel.

And those that died in the plague were twenty and four thousand.

10 And the Lord spake unto Moses, saying,

11 Phinehas, the son of Eleazar, the son of Aaron the priest, hath turned my wrath away from the children of Israel, while he was zealous for my sake among them, that I consumed not the children of Israel in my jealousy.

12 Wherefore say, Behold, I give unto him my covenant of peace:

13 And he shall have it, and his seed after him, even the covenant of an everlasting priesthood; because he was zealous for his God, and made an atonement for the children of Israel.

14 Now the name of the Israelite that was slain, even that was slain with the Midianitish woman, was Zimri, the son of Salu, a prince of a chief house among the Simeonites.

15 And the name of the Midianitish woman that was slain was Cozbi, the daughter of Zur; he was head over a people, and of a chief house in Midian.

16 And the Lord spake unto Moses, saying,

17 Vex the Midianites, and smite them:

18 For they vex you with their wiles, wherewith they have beguiled you in the matter of Peor, and in the matter of Cozbi, the daughter of a prince of Midian, their sister, which was slain in the day of the plague for Peor's sake.