Add parallel Print Page Options

Farriin Ku Saabsan Reer Falastiin

47 Kanu waa Eraygii Rabbiga oo reer Falastiin ku saabsanaa oo Nebi Yeremyaah u yimid intaan Fircoon Gaasa wax ku dhufan ka hor. Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, xagga woqooyi biyaa ka soo kici doona, oo waxay noqon doonaan webi aad u daadanaya, oo waxay qarqin doonaan dalka iyo waxa ku dhex jira oo dhan, iyo magaalada iyo waxa dhex degganba, oo markaas ayaa raggu qaylin doonaa, oo dadka dalka deggan oo dhammuna way wada ooyi doonaan. Gurdanka qoobabka fardihiisa xoogga badan iyo yaacidda gaadhifardoodyadiisa, iyo xiinka giraangirihiisa aawadood ayaa aabbayaashu ayan dib u dhugan doonin carruurtooda, waayo, gacmahoodu cabsi bay la taag gabeen, waana maalinta u imanaysa inay reer Falastiin wada baabbi'iso, iyo inay kaalmeeye kasta oo hadhay Turos iyo Siidoon ka baabbi'iso, waayo, Rabbigu wuxuu baabbi'in doonaa reer Falastiin iyo kuwa hadhay ee gasiiradda Kaftoor oo dhan. Baroorashaa Gaasa heshay, Ashqeloonna waa lala baabbi'iyey kuwii dooxadooda ku hadhay; ilaa goormaad isgoogooynaysaa? Rabbiga seeftiisay, ilaa goormaad xasilloonaan la'aanaysaa? Galkaaga gal, naso, oo xasilloonow. Sidee baad u xasilli kartaa, iyadoo uu Rabbigu ku amray? Ashqeloon iyo badda xeebteedaba ayuu iyada ku amray.

A Message About the Philistines

47 This is the word of the Lord that came to Jeremiah the prophet concerning the Philistines(A) before Pharaoh attacked Gaza:(B)

This is what the Lord says:

“See how the waters are rising in the north;(C)
    they will become an overflowing torrent.
They will overflow the land and everything in it,
    the towns and those who live in them.
The people will cry out;
    all who dwell in the land will wail(D)
at the sound of the hooves of galloping steeds,
    at the noise of enemy chariots(E)
    and the rumble of their wheels.
Parents will not turn to help their children;
    their hands will hang limp.(F)
For the day has come
    to destroy all the Philistines
and to remove all survivors
    who could help Tyre(G) and Sidon.(H)
The Lord is about to destroy the Philistines,(I)
    the remnant from the coasts of Caphtor.[a](J)
Gaza will shave(K) her head in mourning;
    Ashkelon(L) will be silenced.
You remnant on the plain,
    how long will you cut(M) yourselves?

“‘Alas, sword(N) of the Lord,
    how long till you rest?
Return to your sheath;
    cease and be still.’(O)
But how can it rest
    when the Lord has commanded it,
when he has ordered it
    to attack Ashkelon and the coast?”(P)

Footnotes

  1. Jeremiah 47:4 That is, Crete